Date archive forJune, 2011
By info On Thursday, June 30th, 2011
0 Comments

Xukuumaddaha Somaliland Iyo Ethopia Oo Xal Heshiis Nabadeed Wada Saxeexday, Kadib Khilaaf Sababay Muran Iyo Af-duub Mudooyinkii U Danbeeyay

Hargeysa(ANN)Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo wefti uu hoggaaminayay oo socdaal shaqo muddo laba maalmood ah ugu  magaalada Dirirdhaba ee dalka Ethopia  ayaa galabta ku soo More...

By info On Thursday, June 30th, 2011
0 Comments

Haweenay U Ololaysa Nabada Iyo Horumarka Somaliland Ee Ku Wajahan Gobolka Sool Oo Caawa Lagu Toogtay Laascaanood

Laascaanood(ANN) Nadiifo Maxamed (Col U Joog) oo ah haweenay u ololaysa Nabada iyo sidii xasilooni iyo horumar loo gaadhsiin laaha gobolka Sool ayaa caawa lagu toogtay  xarunta gobolka Sool ee Laascaanood.Sidaana More...

By info On Wednesday, June 29th, 2011
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Daryeelka Iyo Waxbarshada Ee SOS Maamusho

Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha xarunta daryeelka waxbarashada carruurta ee Ha’yada SOS ee Magaalada Hargeysa  oo ku taalla xaafada More...

By info On Wednesday, June 29th, 2011
0 Comments

Diblomaasi muddo dheer ku dhex jiray siyaasadda Ingiriiska oo ka hadlay qorshaha dawladaha Jarmalka iyo Sweden ee la xidhiidha aqoonsiga Somaliland

London (ANN/Tehran Times)- Diblomaasi muddo dheer ku dhex jiray siyaasadda wadanka Ingiriiska, isla markaana hadda ka mid ah dadka ugu horreeya ee u ololeeya xuquuqda bani’aadamka oo lagu magacaabo Mr. Peter Tatchel, More...

By info On Wednesday, June 29th, 2011
0 Comments

Boqolaal Ka Mid Ah Ardayda Imtixaanku U Socday Ee Hargeysa Oo Maanta Mudaharaad Cabasho Ah Sameeyay, Kadib Markii Ay Ku Gacansaydheen Imtixaanka Laga Qaadayay

Hargeysa(ANN)Boqolaal Ardayda Fasalada Afaraad ee Imtixaankii Shahaadiga ahaa u socday ayaa Maanta Mudaraad la hortagay qaar ka mid ah Xarumaha Dawlada, gaar ahaan Wasaarada Waxbarashada, Madaxtooyada iyo xarunta More...

By info On Wednesday, June 29th, 2011
0 Comments

Dahabshiil Oo Tababar U Xidhay Ciidanka Ilaalada U Qaabilsan Shirkada

Hargeysa(ANN)Shirkadda Dahabshiil, ayaa maanta 56 ka mid ah ciidammada ammaanka ee ka halwgalaha waaxaha kala duwan ee xawaalada iyo xafiisyada shirkadda u soo xidhay tababar kor loogu qaadayo aqoontooda dhinaca More...

By info On Tuesday, June 28th, 2011
0 Comments

Imtixaanka Dugsiyada Somaliland Oo Markii Sadexaad Fadeexado Soo Waajaheen, Ardayda Oo Shaaracyada Ku Kala Iibsanay Nuqulada Maadooyinka Iyo Xukuumadda Oo Indhaha Ka Qarsatay

Hargeysa(ANN)Imtixaanka Shahaadiga Dusgiyada Waxbarashada ee Dawlada Somaliland Fasalada 4aad iyo 8aad oo 25 May  si rasmiya uga bilaamay guud ahaan Gobihii loo qoondeeyay ayaa markii sadexaad fadeexado  ka hor More...

By info On Tuesday, June 28th, 2011
0 Comments

Urur Lala Xidhiidhiyo Argagixisada Oo Dagaalama Wadanka Nayjeeriya Bokka Haram Oo Ku Dhawaaqay In Xidhiidh Xooggani Ka Dhexeeyo Kooxda Al-shabaab Iyo Soomaali Loo Xidhay Qaraxyo Ka Dhacay Halkaa

Abuja (ANN)Ururka lagu magacaabo Bokka Hara moo ah urur Islaami ah oo ka dagaalama wadanka Nayjeeriya eek u yaal galbeedka Afrika, ayaa ku dhawaaqay in xidhiidh xooggani ka dhexeeyo kooxda Al-shabaab ee dagaalka  More...

By info On Tuesday, June 28th, 2011
0 Comments

Warbixin Daaha ka Fayday Dhaqaalaha iyo Taageerada Milatari ee Maraykanku u Fidiyo Dalalka Xulafada kula ah La-daagalka Argagixisadda

Saamiga Jabuuti ka heshay kaalmada Maraykanka + Ugandha iyo Burundi oo loogu dayuurado iyo dhaqaale lagula dagaalamo Al-shabaab + Pentagonka oo ka hadlay xidhiidhka Al-shabaab iyo Al-qaaciidada Yaman Washington More...

By info On Tuesday, June 28th, 2011
0 Comments

Maayirkii Laascaanood Ee Lala Xidhiidhiyay Kooxaha Argagixisada Oo Ka Waramay Xadhigiisa, Eedaha Loo Tiriyay iyo Waxa uu Qorshaysan

Laascaanood (ANN)- Maayirkii Laascaanood ee la xidhay Mr. Axmed Aw Daahir Xasan oo markii uu muddo kooban xidhnaa toddobaadkii hore damaanad lagu sii daayey,  ayaa markii u horraysay si rasmi ah Faahfaahin uga More...