Date archive forMay, 2011
By info On Tuesday, May 31st, 2011
0 Comments

Shirkadda SOMTEL oo Shahaado-sharaf Guddoonsiisay Telefishanka HCTV, Guddidii Qabanqaabada 18 May iyo Qaar ka Mid ah Shaqaalaheeda

Hargeysa (ANN)- Shirkadda Isgaadhsiinta SOMTEL, ayaa shahaado-sharaf guddoonsiisay Guddidii Qabanqaabada 18 May, Telefishanka HCTV iyo shaqaale ka tirsan SOMTEL.  More...

By info On Tuesday, May 31st, 2011
0 Comments

Xusuusta Sannad-guuradii 23aad Ee Kasoo Wareegtay Ismiidaamintii Halyeeyadii SNM Ee Magaalada Hargeysa

Hargeysa(ANN)Maanta taariikhdu tahay 31 May 2011, waxay ku beegan tahay sannad-guuradii 23aad ee ka soo wareegtay markii 31 May 1988 ciidamadii SNM dagaalka ismiidaaminta ah ku soo galeen gudaha caasimadda Hargeysa, More...

By info On Tuesday, May 31st, 2011
0 Comments

Wasiiradda Waxbarashada Oo Qirtay Fadeexadaha Ka Dhashay Imtixaanada Ardayda Oo Lagu Kala Iibsaday Suuqa Madaw Iyo Adeega Zaad

Hargeysa (ANN) Wasiiradda Waxbarashada Somaliland Marwo Sam-Sam Cabdi Aadan, ayaa jawaab ka bixisay faddeexado ka dhashay imtixaanka Ardayda Dusgiyada sare ee fasalada Labaad ee Somaliland oo su’aalaha ku saabsan More...

By info On Tuesday, May 31st, 2011
0 Comments

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Sheegay Inay Samaynayaan Tirakoob Ku Wajahan Shaqaalaha Dawlada Ee Dalka Oo Dhan

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha dawladda Mudane Muxumad Aw Cabdi Ismaaciil ayaa sheegay in ay dhawaan dalka ka bilaabayaan tiro-koob madax taabasho ah oo lagu samayn doono shaqaalaha dawladda, si More...

By info On Tuesday, May 31st, 2011
0 Comments

Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Kasoo Laabtay Socdaal Uu Dalka Britain Kaga Qaybgalay Xuska Munaasibadii 18 May

Hargeysa(ANN) Afhayeenka madaxtooyada Somaliland  Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ugu baaqay shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan inaanay hoos uga soo dhicin waddaniyadii,xamaasadii iyo qiiradii More...

By info On Monday, May 30th, 2011
0 Comments

Ciidanka Qaranka Somaliland Dhirbaaxo Xun Ku Dhiftay Dagaal Ku Dhexmaray Duleedka Garoowe Isbahaysi Malayshiyo Iyo Ciidanka Puntland. Kadib Sarkaal Ay Af-duubeen

Laascaanood(ANN)Ciidammada Qaranka Somaliland ee ku  sugan fadhiisinka jiida hore ee duleedka Garoowe oo saldhigoodu yahay Tuulada Gambadha oo 25 Km dhinaca Koonfur bari kaga began magaalada Laascaanood, ayaa dagaal More...

By info On Monday, May 30th, 2011
0 Comments

Tacriifad Cususb oo Wasiir-ku-xigeenka Maaliyadu Jideeyey oo Lagu Lunsado Lacag Gaadhaysa Malaayiin Shilinka Somaliland ah

Berbera (ANN) Tacriifad cusub oo ka duwan tacriifadda caadiga ah ee dawladda Somaliland wax ku cashuurto oo uu wasiir-ku-xigeenka maaliyadda Md. Warsame Siciid Cabdi jideeyey, ayaa la ogaaday in dalka lagaga lunsado More...

By info On Sunday, May 29th, 2011
0 Comments

Muranka Hadheeyay Magcaabida Gudida Qaban-qaabada Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo La Iclaamiyay Iyo Masuuliyiinta Hogaanka Xisbiga Oo Weedho Kulul Isugu Jawaabay

Hargeysa(ANN) Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye Garyaqaan Jaamac Maxamed Shabeel ayaa soo saaray shalay qoraal lagu shaaciyay magacyada gudi qabanqaabo oo diyaarinay shirkii golaha dhexe More...

By info On Sunday, May 29th, 2011
0 Comments

Shirkadda Dahabshiil oo Baardheere ugu qaybisay Barokacayaal taakulo sahay ah

Baardheere(ANN) Shirkada Dahabshiil ayaa deegaanka Baardheere ee koonfurta Somalia raashin sahay ah. Qoraal saxaafada loogu talo galay oo maamulka shirkadda Dahabshiil soo saaray ayaa u qornaa sidan;- “Iyada oo More...

By info On Sunday, May 29th, 2011
0 Comments

La-taliyaha Madaxwaynaha arimaha Dhaqaalaha ,Ganacsiga iyo Maalgashiga Mudane Axmed Xasan Carwo oo boogasho ku yimid Dalka Qatar.

Doha(ANN) La taliyaha Madaxwaynaha ee Dhaqaalaha , Gacansiga iyo Maalgashiga Mudane Axmed Xasan Carwo ayaa socdaal shaqo oo qaatay 5 cisho ku tegey  Magaalada Doha ee dalka Qatar,  isagoo ka soo kicitimay dalka More...